July 10, 2017

Qoraalkeenii kan ka horreeyey waxaynu ku soo qeexnay gudniinka gabdhaha, sababaha, noocyadiisa, iyo sida uu bulshooyin kala duduwan caado ugu yahay. Haddana, waxaynu si kooban uga hadlaynaa dhibaatooyinka kala duduwan ee uu haweenka gaadhsiiyo.

Waxaa la qiyaasay inay Soomaaliya tahay meesha ugu xun adduunka ee hooyo lagu noqdo. Warbixin loogu magac daray "Xaaladda Hooyooyinka Adduunka" oo ay sannad kasta daabacdo Save the Children ayaa la isku barbardhigay 179 waddan, hadday noqoto dhinaca caafimaadka hooyada...

Please reload

Featured Posts

Dhowr maalmood ka hor, 6-dii Febraayo 2018, ayaa Qaramada Midoobey xustay “Maalintii Cidhibtirka Gudniinka Dumarka.” Arrinta welwelka leh ee warbixint...

Gudniinka Gabdhaha 3: FIKRADDA MASIIXIYIINTA

February 9, 2018

1/1
Please reload

Recent Posts
Please reload

Archive
Please reload

Search By Tags
Please reload

Links:

© 2018 Somali Christian Women