Gudniinka Gabdhaha 2: DHIBAATOOYINKIISA
Qoraalkeenii kan ka horreeyey waxaynu ku soo qeexnay gudniinka gabdhaha, sababaha, noocyadiisa, iyo sida uu bulshooyin kala duduwan caado ug
Xaaladda Haweenka Soomaaliya
Waxaa la qiyaasay inay Soomaaliya tahay meesha ugu xun adduunka ee hooyo lagu noqdo. Warbixin loogu magac daray "Xaaladda Hooyooyinka Adduunka" oo ay sannad kasta daabacdo Save the Children ayaa la isku barbardhigay 179 waddan, hadday noqoto dhinaca caafimaadka hooyada, dhimashada carruurta yaryar, waxbarashada, heerka dhaqaalaha soo gala iyo ka qayb galka siyaasada. Soomaaliya waxay gashay lambarka ugu hooseeya. "Khatarta ugu badan ee haweeneyda Soomaaliyeed maanta soo foods