ABOUT US

We are Somali Christian women whose goal is to offer sisterly love to women in need in the name of our Lord Jesus Christ and to share his gospel with the Somali Muslim women, "But Ruth replied, don't urge me to leave you or to turn back from you. Where you go, I will go, and where you stay, I will stay. Your people will be my people and your God my God'." (Ruth 1:16).

 

Our purpose is:

  • To be a voice for the Somali Christian women — letting their voice heard. 

  • Praying and encouraging the Somali Christian women. 

  • Teaching them the Word of God and informing them the Christian resources available for women (Bible study lessons, radio programs, etc.) which would help them to grow in their faith.

  • Connecting them to other Christians so they could get the support they need in times of crisis. 

  • To Share the liberating gospel of Jesus Christ with Somali Muslim women.

  • Raising awareness of the social, cultural, and economic issues facing the Somali women in general.

YAANU NAHAY?

Waxaanu Nahay: Haween ah Somaali Masiixiyiin ah oo ujeeddoodu tahay inay jacaly walaalnimo ah u fidiyaan dumarka Soomaaliyeed ee Masiixiyiinta ah, "Kolkaasaa Ruud waxay ku tidhi, Ha iga baryin inaan kaa tago, oo aan kaa noqdo, oo aanan ku raacin; maxaa yeelay, meeshii aad tagtid waan tegi doonaa; meeshaad degtidna waan degi doonaa, dadkaaguna wuxuu noqon doonaa dadkayga, Ilaahaaguna wuxuu noqon doonaa Ilaahayga." (Ruud 1:16)

Waxaanu dooneynaa:

  • Inaanu cod u noqono haweenka Soomaalida ah ee Masiixiyiinta ah — codkoodana soo gudbino.

  • Inaanu iyaga u tukano oo dhiirigelino.

  • Inaanu iyaga barno Erayga Ilaahay oo ku wargelino waxbarashooyinka Masiixiga ah ee loogu talo galay haweenka (casharrada Baybalka iyo barnaamijyada raadiyaha), kuwaas oo iyaga ka caawin doona inay rumaysigooda ku koraan.

  • Inaan iyaga ku xidhno Masiixiyiinta kale si ay u helaan caawimaadda ay u baahan yihiin wakhtiyada dhibaatadu jirto.

  • Inaanu haweenka Soomaaliyeed ee Muslinka ah la qaybsano injiilka Masiixa ee iyaga xorraynaya.

  • War gelin ku saabsan arrimaha bulshada, dhaqanka, iyo dhaqaallaha ee la soo gudboonaada guud ahaan haweenka Soomaaliyeed.

Please reload

Links:

© 2018 Somali Christian Women